Download Mogadishu Universities apk free for Android smartphone

31 Dec
Mogadishu Universities

Posted by Abdipilot in Education | Dec. 31, 2014 | 0 Comments

Apk file size: 0 bytes

Your guide to universities in Mogadishu, capital city of Somalia.
The list will be updated and more will be added soon.

It is estimated that there are more than 20+ universities in Mogadishu alone. It is very difficult for people to know where and how to contact them, so we have provided them with this guide list to enable everyone to initiate a contact with the said higher education institution.

Magaalada Muqdisho waxaa ku yaala Jaamacada aad u fara badan, waxaana lagu qiyaasaa iney ka badanyihiin 20 Jaamacadod. Hadaba waxaanu ku howlanahey inaan soo aruurino macluumaadkooda oo dhan si ay dadweynaha uga faa'iideestaan la xiriirkooda.

Dad badan ayaanan ka warqabin Jaamacadaha ku yaala magaalada Xamar, sidaa darteedna waxaan xooga saarney inaan app u sameeno koobayo dhammaan Jaamcadaha Xamar ku yaalo.

Wali waxaan aruurineenaa macluumaadkii Jaamacadaha marka listigoo dhameystiran ayaan rajeeneenaa Inshaa Allaah.

Abdipilot part of our Education and have average installs from 50 to 100. Last Update Dec. 31, 2014. Google play rating is 100.0. Current verison is None. Actual size 0 bytes.

Download mogadishu-universities.apk 0 bytes

0 Comments

Leave A Comment